Idaacada Codka Haweenka Somaliland
Nagala qayb-qaado horumarinta xuquuqda haweenka iyo arrimaha bulshada Somaliland.
Empowered Voices, Stronger Community
★★★★★
Xoojinta Codka Haweenka
Idaacadda Voswo waxa ay kor u qaadaa codka haweenka Somaliland, iyada oo kor u qaadaysa xuquuqda iyo arrimaha bulshada iyada oo la adeegsanayo wararka, doodaha, iyo barnaamijyada, kobcinta is dhexgalka iyo wacyigelinta bulshada.
A vital platform for women's voices.
Chair Person : Yasmin Ahmed Yusuf
"
Empowering Women's Voices
In haweenka Somaliland loo sameeyo madal ay ku cabiraan aragtidooda, korna ugu qaadaan arrimaha bulshada.
Wararka maalinlaha ah ee soo kordha
La soco wararka maalinlaha ah ee ka hadlaya xuquuqda haweenka iyo caqabadaha bulshada ee Somaliland.
Barnaamijyada Wacyigelinta Bulshada
Ka-qaybgalka doodaha mawduucyada muhiimka ah ee bulshada Kuwaasoo saameeya haweenka Somaliland iyo kuwa kaleba.
Ka-qaybgalka Bulshada
Dhiiri-gelinta ka qaybgalka wada hadalada si loo helo bulsho loo dhan yahay oo xog-ogaal ah.
Build your own dreams
Or someone else will hire you to build theirs. Here is how you can take action – starting today.
Lasoo Xidhiidh
La Soo xiriir Voswo Radio si aad ula wadaagto fikradahaaga kuna soo biir wada hadalalada xoojinta haweenka.