Suuriyaanka ku dhaqan hargiesa oo u dabaal degaaya guusha dalkooda.
Somaliland Waxay Hoy U tahay Cid Walba Oo Jecel Hormurka & Nabada.
Ciidamada Amaanka Somaliland ayaa maanta Magaalada Berbera ku xidhay Samafale CabdiMaalik Muuse Coldoon oo mudooyiinkii u dambeeyay sheegayay in lagu raad-joogo.
Ciidamada Boolisku ilaa hadda kamay hadal xadhiga iyo eedaha loo haysto CabdiMaalik Muuse Coldoon. maaha markii u horaysay ee la xidhay, balse dhawr jeer ayaa lagu xidhay Somaliland.
Ciidamada Amaanka Somaliland ayaa maanta Magaalada Berbera ku xidhay Samafale CabdiMaalik Muuse Coldoon
Empowering Voices
Showcasing women's stories and social issues in Somaliland.

Contact Us
Reach out to empower women's voices in Somaliland today.